Raisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay aaska raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya…
Wasiirka Caddaalada Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka hadlay dil uu mid ka mid ah ilaaladiisa u geystey…
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si gaar ah u soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo uu sheegay inuusan…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sidoo kale u mahadnaqay Dowlada iyo Shacabka Galmudug ee martida loo yahay. Axmed Madoobe ayaa…
Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen oo ka hadlay furintaanka shirka Dhuusamareeb ayaa sheegay in shirka loo fadhiyo uu yahay mid muhiim…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo khudbad kasoo jeediyey furitaanka shirkada Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ee maanta Dhuusamareeb ka…
Madaxweynaha Galmudug oo furay shirka Dhuusamareeb ayaa sheegay in shirkan iyaga Galmudug ahaan si gaar ah ugu weyn yahay maadaama…
Waxaa goordhaw si rasmi ah u furmay Shirka Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ay ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee…
Xildhibaanada barlamaanka federaalka ayaa maanta la horgeeyay labo hindise sharciyeedoo kala aha Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Hindise…
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda federaalka ee Somaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay,July 12,…
Shirka Wadatashiga Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo lagu wadey inuu maanta oo jimce ah ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta…
Taliska Ciidamada Maraykanka Afrika ee AFRICOM oo kaashanaya Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyey duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday…