Waxaa goordhaw si rasmi ah u furmay Shirka Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ay ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee…
Xildhibaanada barlamaanka federaalka ayaa maanta la horgeeyay labo hindise sharciyeedoo kala aha Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Hindise…
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda federaalka ee Somaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay,July 12,…
Shirka Wadatashiga Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo lagu wadey inuu maanta oo jimce ah ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta…
Taliska Ciidamada Maraykanka Afrika ee AFRICOM oo kaashanaya Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyey duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda…
Raysalwasaare Xassan Cali Kheyre ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyey shirkii caadiga ahaa ee golaha Wasiirada kaas oo ku…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa taageeray baaq kasoo baxay golaha wasiiradda Soomaaliya kaas oo ku aadanaa inay…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021,…
Iyada oo lagu wado in maalinta Sabtida ah ee ee 11 Luuliyo uu furmo shirka u dhexeeya shanta Dowlad goboleed…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay guddigii qabanqaabada xuska todobaadka xoriyadda iyo midnimada…
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax miinada dhulka lagu aaso ah oo saaka ka dhacay degmada Hodan…