Maamulka iyo dhakhaatiirta ka shaqeeya Isbitaalka Al Quds ee magaalada Gaza ayaa sheegay inay fariin hanjabaad ah uga timid Israel…
Waxaa saaka oo Axad ah dib hawada ugu soo noqday isgaarsiinta internet iyo telefonada gacanta, walow tayada isgaarsiinta oo daciif…
Madaxweyne ku xigeenkii hore Mike Pence ayaa Sabtidii ka tanaasulay u tartamida musharaxnimada xisbiga Jamhuuriga, isagoo soo afjaray ololihiisa Aqalka…
Dowlada Bangladesh ayaa xirtay hogaamiye sare oo mucaaradka ka tirsan kadib isku dhacyo ka dhashay isu soo bax looga soo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa boqolaal kun oo taageerayaashiisa ah kula hadlay mid ka mid ah isu soo baxyadii…
Garabka hubaysan ee Xamaas ayaa sheegay Jimcihii inay ciidamada Israa’iil kula dagaallameen laba aag oo ku yaalla Qasa, ka dib…
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qaraarkii ay soo gudbiyeen dalalka Carabta, isla markaana diiday codsiyo ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Qaranka Tanzania Tulia Ackson ayaa Jimcihii loo doortay madaxweynaha Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU), iyadoo xilka kala wareegaysa Duarte…
Kadib labo maalmood oo baadi-goob ciidamada amaanka ugu jireen waxaa Jimcihii shalay la helay meydka ninkii weerarka geystay gobalka Maine…
Wafdi ka socda Xamaas ayaa Khamiistii booqasho ku tagay magaalada Moscow si ay uga wadahadlaan sii deynta la haystayaal ajnabi…
Labo ka mid ah diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa Jimcihii duqeeyay xarumo kaydka hub iyo rasaasta oo ku yaalla dalka Suuriya,…
Hogaamiyayaasha Midowga Yurub ayaa kulankoodii khamiistii shalay ku baaqay “in la furo wadooyin bini’aadantinimo iyo in la hakiyo dagaalka Gaza”…