Diyaarada aan duuliyaha lahayn oo hubeysan ayaa lagu soo riday duleedka saldhiga Militariga Mareykanka ku leeyahay waqooyiga Ciraaq. Weerarkan Drone…
Ciidamada Lugta ee Israa’iil ayey dagaalo adag ku qabsadeen magaalada Gaza oo ay kula dagaalamayaan Xamaas iyo Kooxda Islaamic Jihad.…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa maanta oo khamiis ah markii sadexaad duqeeyey xerada qaxootiga Jabaliya ee Marinka Gaza. Duqeynta Jabaliya…
Vladimir Putin oo saxiixay ka bixitaanka Ruushka ee heshiiskii lagu mamnuucay tijaabinta Nukliyeerka
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo khamiis ah saxiixay sharci burinaya heshiiskii lagu mamnuucay tijaabada hubka nukliyeerka ee CTBT.…
Ismail Haniya ayaa sheegay in hadii wadahadal la rabo ay tahay in la joojiyo marka hore xasuuqa ka socda Gaza.…
Kooxda Boko Haram ee dalka Najeeriya ayaa dilay 37 qof. Kooxdan xagjirka ah ayaa 14-kii sano ee lasoo dhaafay dagaal…
Maanta oo Arbaca ah ayey Israel markii ugu horeysay qiratay askarta looga dilay dagaalka ka socda Waqooyiga Gaza. Afhayeenka Militariga…
Maanta oo Arbaca ah ayaa waxaa la furay xaduuda Rafah ee Gaza la wadaagto Masar, halkaasi oo ay gaareen gaadiidka…
In ka badan 100 shacab ah ayaa ku dhintay duqeyntii ugu weyneyd oo ay diyaaradaha Israel la beegsadaan xerada qaxootiga…
Fallaagada gooni u goosadka ee waqooyiga Maali ayaa sheegay in ay la wareegeen xero ay Qaramada Midoobay ka guurtay oo…
Qeybo kamid ah Waqooyiga iyo Bariga Gaza ayaa waxaa ka socda dagaalo fool ka fool ah oo dhexmaray ciidamada Xamaas…
Waxaa sii kordheysa cadaadiska saaran Raysalwasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu inuu xilka isaga dego kadib muuqaal ay shalay gelinkii danbe siideysay…