Madaxweynaha Maamulka Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa maanta qaabilay Xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka oo booqday Ramallah. Cabbaas ayaa Blinken u…
Booliiska Turkiga ayaa maanta Sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday shacab badan oo ku mudaharaadayey saldhiga Mareykanka dalkaasi ku leeyahay.…
Muuqaalada ay baahisay Xamaas ayaa muujinaya dagaalada fool ka foolka ah ee ka socda gudaha Gaza. Muuqaaladan ayaa muujinaya khasaaraha…
Magaalada Amman ayey maanta oo sabti ah kulan ku yeesheen Wasiirada arrimaha dibada ee qaar kamid ah dalalka Carabta &…
Wasaarada arrimaha dibada ee Turkiga ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay inay dib ulla soo noqdeen safiirkii ka joogaya Tel…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa makhribadii xalay duqeeyey labo isbitaal iyo Iskool ku yaal Gaza oo ay ku sugnaayeen barakacayaasha.…
Kadib dagaal xoogleh oo socday saacado ayaa la sheegay in kaliye-taliyihii hore Mussa Dadis Kamara uu ka baxsaday xabsiga. Caasimada…
Waxaa sii kordheysa tirada dadka ku dhintay dhul-gariir xoogleh oo xalay saqdii-dhexe ka dhacay dalka Nepal. Illaa iyo hada inta…
Hogaamiyaha kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan, Nasrallah ayaa maanta oo Jimce ah markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka Gaza. Nasrallah…
Xoogaga Xuutiyiinta Shiicada Yemen ayaa sheegtay gantaalada iyo diyaaradaha Drone-ka ee xalay lagu tuuray dhulka Israel heysato. Xuutiyiinta ayaa sheegay…
Maamulka Israel ayaa maanta oo Jimce ah Gaza dib ugu ceshay shaqaalihii Falastiiniyiinta ah ee ka shaqeyn jiray magaalooyinka Israa’iil.…
Diyaarada aan duuliyaha lahayn oo hubeysan ayaa lagu soo riday duleedka saldhiga Militariga Mareykanka ku leeyahay waqooyiga Ciraaq. Weerarkan Drone…