Kongareeska Mareykanka ayaa cod u qaaday Qaraar lagu cambaareynayo Xildhibaanada Rashida Tlaib oo asal ahaan kasoo jeeda Falastiin. Qaraarkan oo…
Maanta ayaa ku beegan bil kahor markuu bilowday dagaalka Gaza. Tiradda shacabka lagu dilay duqeynta Israel ayaa kor u dhaaftay…
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa lagu wadaa inuu todobaadkan booqasho taariikhi ah ku tago dalka Sacuudiga. Raisi ayaa lagu wadaa…
Kooxaha Gooni-u-Goosadka ayaa Isniintii shalay weerar balaaran ku qaaday magaalada Mamfe ee koonfur-Galbeed dalka Cameroon. Weerarkan oo lala beegsaday degmada Egbekaw ayaa…
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Isniintii shalay sheegay inay weerar Drone ku qaadeen Israel. Warkan ay shaacisay kooxdan ayaan waxan weli…
Doorashadii Madaxweynaha Ukraine oo qorsheysneyd in la qabto horaanta sanadka soo socda 2024 ayaa gebi ahaanba la laalay. Madaxweynaha xilka…
Xoogaga Falastiiniyiinta ee ka dagaalamaya Gaza ayaa sheegay in ay khasaaro u geysteen ciidamada dhulka iyo Taangiyada Israel. Dagaalada fool…
Militariga Israel oo aroornimadii Isniinta weerar ku qaaday dhulka Falastiin ee Daanta Galbeed (West Bank) ayaa xiray Ahed Tamimi. Ahed…
Vladimir Putin ayaa wada qorshe saldhig ciidamada badda Ruushka ay ka sameysanayaan xeebaha dalka Liibiya. Xogtan ayaa laga helay xubnaha…
Madaxweynaha Maamulka Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa maanta qaabilay Xoghayaha arrimaha dibada ee Mareykanka oo booqday Ramallah. Cabbaas ayaa Blinken u…
Booliiska Turkiga ayaa maanta Sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday shacab badan oo ku mudaharaadayey saldhiga Mareykanka dalkaasi ku leeyahay.…
Muuqaalada ay baahisay Xamaas ayaa muujinaya dagaalada fool ka foolka ah ee ka socda gudaha Gaza. Muuqaaladan ayaa muujinaya khasaaraha…