Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cismaan Abokar Dubbe oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa uga digay wakiilada dalalka…
Wasiirka kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya iyo xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta si wada jir ah xariga uga…
Waxaa magaalada Beledxaawo siweyn loogu soo dhaweeyay Cabdirashiid Xasan Nuur Janan oo heshiis la gaaray dowlada Federaalka Soomaaliya. Cabdirashiid Janan…
Dibadbaxyo lagu soodhaweynayo Cabdirashiid Janan oo ahaa wasiirka Amniga jubaland ayaa ka soconaya magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Shacabka magaalada…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke kana mid ah Senetarada aqalka sare ee Soomaliya ayaa eedeyn kulul…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay wadahadal dhinaca aaladda maqal iyo muuqaalka (Zoom) waxa…
Iyadoo shalay ay soo baxeen Warar sheegaya in inuu jiro wadahadal u dhexeeya dowladda Federaaalka Soomaaliya iyo wasiirka amniga Jubaland…
Dowladda Norway oo kamid ah dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay ismari waaga siyaasadeed…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Midowga Yurub ayaa si adag loogu baaqay dhinacyada Soomaalida ee siyaasadda in ay qabtaan howlaha waajibaadka ka…
Waxaa maanta magaalada Muqdsho shir uu uga furmay madaxda iyo siyaasiyiinta ku midoobay Golaha la baxay Badbaado Qaran shirkaas oo…
Madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Ra’iisul Wasaaraha , Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed,…
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa dhiggiisa dalka Masar mudane Saamix Shukri…