Madaxweynaha wakhtigiisa dhamaaday Madaxmed Cabdullahi Farmaajo oo ay galbinayaan ciidamada AMISOM ayaa gaaray xarunta Afisyooni oo la qorsheenayo inuu ka…
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ciidamo cusub oo ka tirsan booliska la geeyay garoonka…
Wasaaradda caafimaadka dowlada Federaalka Soomaaliya oo war kasoo saartay tallaalka dhawaan la keenay dalka ee OXFORD/ASTRAZENECA, kaas oo looga hortagayo…
Wasiirka Warfaafinta dowlada federaalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shirka…
Madaxweynaha Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir inay ka soo qaybgalaan shir lagu dhamaystirayo heshiiskii 17-kii…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ciidan iyo hub waxaa ay ka dejisay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxaana galabta degmadaasi gaaray…
Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya…
Wasiirka Maaliyadda ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 109 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…
Raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Wasiirka amniga dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ku sugan magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar ayaa kulan la…
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta deeq lacageed oo biyo dhaamin loogu sameynayo dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay magaalada…