Subaxnimadii Arbacada ee maanta ayaa gaari yaaley goob gawaarida UNDP la dhigo oo Baarkin ah ku qarxay goobtii uu yaaley…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatey labada musharax ee kala ah…
Xasilooni waa erey mugweyn, lehna macno balaaran, waa deganaansho ku salaysan nolol iyo dhaqaale, markay siyaasad noqotana waxay xaqiijinaysaa deganaasho…
Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta oo Salaasa ah qado sharaf u sameeyey Xildhibaanadda…
Madaxweynaha xilku ka dhamaadey ee Soomaaliya ahna musharax mar kale doonaya in dib loo doorto Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii…
Ciidamo dowladda Soomaaliya ayaa la qorsheenayaa sanadkan cusub ee 2017 in la tayeeyo si ay u hantaan ammaanka dalka, madaama…
Xaruunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka bilowday diiwaan gelinta musharaxiinta guddoonka barlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.…
Guddiga qaban-qaabada doorashada shirguddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban 15 xubnood ayaa maanta oo isniin ah isugu yimid shirkoodi…
Laba qarax oo aad u weyn ayaa ka dhacay subaxnimada maanta ee Isniinta agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Adan…
Boqortooyadda Sucuudiga ayaa heshiis isfaham la gashay dowladda federaalka Soomaaliya, taas oo ku qaadanayso tobon kun oo gabdho Soomaaliyeed oo…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah magacaabey guddiga qaban-qaabada ee doorashada shir-guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya taas oo dhacaysa…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay heshiiskii nabadaynta Galkacayo ee uu maanta uu magaaladda muqdish…