Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay Eedeysane lagu magacaabo Xuseen Xasan Gaaboow, kaasi oo Baraha Bulashada kasoo muuqday…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Masuuliyiinta cusub ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta…
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa si wadajir ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada…
Wasiirka Wasaaradda Kallumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar kula…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS Abshir Cumar Jaamac Huruuse oo Safar Shaqo ku joogo Dalka Serbia ayaa Kulan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa gebi-ahaanba joojisey in shaqaale Soomaaliyeed dalka laga dhoofiyo. Sidoo kale Wasaaradda…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku…