Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in maalmaha soo socda Al-shabaab la xoreynayn doono deegaano horleh
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo dhawaan laga xoreeyay kooxda Al-shabaab.…