Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgallo ka sameeyey deegaanno hoostaga Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ee Dowlad goboleedka Galmudug. War…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in Ururka Al-Shabaab ay colaad ka dhex oogayaan bulshada, iyagoo…
Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, ayaa muddo kordhin u sameeyey Madaxweynaha Galmudug…
Xubno ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku qaaday magaalooyinka Maarsamage iyo Cadokibir oo hoostaga Degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa…
27-kii bishaan ayaa deegaano hoostaga Degmoyinka Cadaado iyo Cabuud-waaq waxaa ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhawac, kaas oo u…
Ciidamada Booliska ee Galmudug ayaa howlgallo dhinaca amaanka ah oo ay ka fuliyeen deegaanno maamulkaasi hoos yimaada waxa ay kusoo…
Ciidamo ka tirsan Galmudug ayaa weerar qorshaysan ku qaaday fariisin ay ku ururka al-Shabaab kaga sugnaayeen degaan katirsan degmada Ceelbuur ee…
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa tababar u furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug. Tababarka ayaa maanta si…
Dowalad Goboleedka Galmudug ayaa cabasho ka muujisay ardey reer Puntland oo dugsiyadooda sare iska diiwaangelinaya sanadihii ugu dambeeyey. Galmudug ayaa…
Nin hubeysan ayaa rasaas sababtay dhimasho & dhaawac ku furay goob uu ka jiray Aroos oo ku taalla Deegaanka Qoolaali…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), oo ka qeyb galay shirwayne diiradda lagu saarayay xaaladihii u danbeeyay ee…
Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta lagu qisaasay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheere) oo dhawaan halkaas ku dilay Allaha u…