Ugu yaraan 275 arday ayaa la la’yahay kadib markii rag hubeysan ay weerareen iskuul ku yaalla waqooyi-galbeed dalka Nigeria, weerarkan…
Milateriga Mareykanka ayaa deked ku meel gaar ah ka sameyn doona Gaza si gargaar badan uu u gaaro dhulka go’doonsan…
Turkiga ayaa Soomaaliya la saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka saliidda iyo gaaska dabiiciga ah maanta oo Khamiis ah, sida ay…
Xuutiyiinta ayaa Arbacadii shalay duqeeyey Markab Xamuulka qaada oo marayey meel 50 mile u jirta xeebta dalka Yemen. Gantaalada nooca…
Madaxweynaha Senegal Macky Sall ayaa shaaciyey xiliga ay dhici doonto Doorashada, kadib xiisadii ka dhalatay dib-u-dhigista doorashada oo horey loo…
Victoria Nuland oo ahayd kusimihii kuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa xilka iska casishay xili ay xiisad ka dhex taagan…
Shan askari oo ka tirsan ciidamada cirka ee gaarka ah (SAS) ayey booliska millatariga Britain ay xireen iyagoo looga shakisan…
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo Britain ayaa duqeymo cusub ka fuliyay gobolka xeebta saaran ee Al Xudeydah ee Yemen Talaadadii, iyadoo…
Ciidamada Israa’iil ayaa xalay rasaas ku furay shacabka Falastiiniyiinta Gaza, xilli ay sugayeen in raashin gargaar ah la siiyo koonfurta…
Maraakiibta waa in ay ogolaansho ka helaan maamulka arrimaha badda ee Xuutiyiinta ka hor inta aysan soo gelin biyaha Yemen,…
Baarlamaanka cusub ee dalka Pakistan ayaa mar labaad Shehbaz Sharif maanta u doortay raysal wasaare, saddex toddobaad kaddib markii doorashooyinka…
Diyaarad Militariga Mareykanka leeyahay ayaa maanta oo Sabti ah hawada Gaza ku daadisey gargaar loogu talo galay shacabka ku go’adoonsan…