Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku siiyay ciidamada Ruushka in ay galaan laba gobol oo fallaago ah oo ay Moscow…
Dowladda Suuriya ayaa sheegtay in ay “taageereyso” go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ugu aqoonsaday labada gobol ee ay Moscow…
Lix iyo toban qof oo ay ku jiraan ajaanib ayaa ku dhaawacantay dalka Sucuudiga kadib markii diyaarad aan duuliye lahayn…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa saaka oo Isniin ah shaaciyey in labada hogaamiye ay ka aqbaleen inay yeeshaan kulan fool…
Australia waxay xuduudaheeda caalamiga ah u furtay dhammaan dalxiisayaasha la tallaalay maanta oo Isniin ah, ku dhawaad laba sano ka…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa si rasmi ah u daah furay wax soo saarka koronto ee biyo xireenka weyn…
Ninka u dhashay dalka Ciraaq ayaa Jimcihii shalay lasoo hortaagay maxkamadda magaalada Ampang, kaddib markii lagu eedeeyay inuu dilay haweeney…
Dowlada Mali oo ay hogaaminayaan ciidamada Mali ayaa jimcihii weydiistay Faransiiska inuu ciidamadiisa uu “deg-deg” ugala baxo dalkooda, maalin kadib…
Hogaamiyayaasha fallaagada Bariga Ukraine ayaa amray abaabul ciidan oo buuxa, iyagoo sidoo kale ugu baaqay shacabka taageersan inay hubka qaataan.…
Duufaanta Eunice oo shalay gelinkii danbe iyo xalay ku dhufatay wadamada galbeedka qaarada Yurub ayaa geysatay khasaaro nolol iyo maalba…
Ciidamada Israel ayaa awood u adeegsaday boqolaal qoysas reer Falastiin ah oo banaanbax ay guryahooda ku difaacanayaan ka dhigaya Jimcihii…
Midowga Yurub ayaa khamiistii shalay ku soo dhaweeyay xaruntooda Brussels in ka badan 40 hoggaamiyeyaal Afrikaan ah si ay dib…