Category: World News
-
Hogaamiyaha Mucaaridka Ruushka oo xabsi lagu xukumay
Maxkamada Mascow ayaa xabsi ku xukuntay hogaamiyaha mucaaridka Ruushka Alexey Navalny oo horey loogu eedeeyey arrimo la xariira musuq maasuq. Alexey Navalny ayaa xabsiga la dhigay dhamaadkii bishii hore ee Janaayo kadib markii uu dib uga soo noqday dalka Germany oo loogeeyey arrimo caafimaad kadib markii la sheegay inay sumeeyeen sirdoonka Ruushka. Maxkamada ayaa ku…
-
Sudan oo Itoobiya uga digtay buuxinta Biyo-Xireenka Nile
Wasiirka Beeraha ee Sudan ayaa sheegay in dowladiisa ay kasoo horjeedo qorshaha Xukuumada Itoobiya ay ku dooneyso inay markale biyaha Nile ka buuxiso Biyo-xireenka ay sameysteen, iyadoo aan wax heshiis ah la gelin Sudan iyo Masar. Dowlada Itoobiya ayaa bishii Luulyo ee sanadkii tagay bilowday inay biyaha wabiga Nile ka buuxiso biyo-xireenka ay dhistay, waxayna…
-
IRAN oo EU-da ka codsatay dhex-dhexaadinta wadahadalkooda Maraykanka
Wasiirka Arrimaha Dibada ee IRAN, Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in dhinacooda ay diyaar u yihiin inay dhaqan geliyaan heshiiskii Barnaamijka Nukliyeerka ee uu burburiyey Trump hadii maamulka cusub ee Maraykanka ay dib ugu soo noqdaan heshiiskaasi. Heshiiskaasi u dhaxeeyey IRAN iyo Beesha Caalamka oo la saxiixay 2015 ayaa waxaa burburiyey Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald…
-
Afgenbi milteri oo ka dhacay dalka Myanmar
Hoogaamiyaha Myanmar Aung Suu Kyi iyo Madaxweynaha aan awooda lahayn ee dalkaas Win Myint iyo weliba xubno sare oo ka tirsanaa Dowaldda ayaa ciidamada Mileteriga ee Myanmar xabsiga u taxaabeen, kadib afgenbi Milteri ee ka dhacay Myanmar Mudadii uu socdey afgenbiga Milteri waxaa la jarey dhamaan isgaarsiinta, waxaana la demiyey telefishanka Dowladda. Sida ay sheegeen…
-
CHINA oo markale hanjabaad dagaal u dirtay Taiwan
Dowlada China ayaa sheegtay in maamulka Taiwan haduu ku dhawaaqo madax-banaani rasmi ah ay la micno noqon doonto ku dhawaaqid dagaal ka dhan ah China ayna tilaabo ka qaadi doonaan militarigooda. Taiwan oo ah ismaamul gaar ah balse China ay weli u aqoonsan tahay jasiiradaasi qeyb kamid ah dhulweynaha Shiinaha, magaca maamulka Taiwan ee rasmiga…
-
IRAN: Tel Aviv iyo Haifa dhulka ayaa la simi doonaa hadii Israel…
Militariga Iran ayaa sheegay inay duqeyn doonaan magaalooyinka Tel Aviv iyo Haifa ee dhulka Israel maamusho, hadii militariga Israel isku dayaan weerar ka dhan ah wadanka Iran. “…Israel hadii xataa khalad yar oo weerar ah isku daydo, waxaa duqeyn doonaa saldhigyadooda ay gantaalada ku kaydsadaan, dhulkana waa la simi doonaa magaalooyinka Tel Aviv iyo Haifa…Isreal…
-
Turkiga iyo Giriiga oo wadahadal uga furmay Istanbul
Dalalka Turkiga iyo Giriiga oo bilihii lasoo dhaafay ka dhex taagneyd xiisad weyn oo la xariirta xaduudaha badda iyo khayraadka badda ayaa markii ugu horeysay kulan fool ka fool ah yeeshay. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in jawi wanaagsan uu ku bilowday shirka labada dhinac todobaadkan uga furmay magaalada Istanbul. Labada…
-
Biden oo hakiyey mashruucii Trump hubka uga iibinayey Sacuudiga & Imaaraatiga
Xukuumada cusub ee Maraykanka ayaa hakisay mashruucii ay ansixisay xukuumadii hore ee Donald Trump oo hub badan ka iibinayey dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatiga Carabta. Mashruucyadan ayaa waxaa kamid ah diyaaradaha dagaalka ee casriga ah F-35 oo Imaaraatiga doonayey inuu ka iibsado Maraykanka, xukuumadii Trump ayaa u fasaxday imaaraatiga in hubkan laga iibiyo kadib markii Abu…
-
Maraykanka ayaa Eritrea ugu baaqay inay ciidamadooda kala baxaan gobalka Tigray
War kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xukuumada cusub ee Maraykanka ugu baaqeyso dowlada Eritrea inay ciidamadeeda kala baxdo gobalka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya. Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay in la doonayo in baaritaan lagu sameeyo wararka kasoo baxaya gobalka Tigrayga ee sheegaya gaboodfalada iyo…
-
Kenya Oo Soo Dhowaysay Warbixintii IGAD
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Warbixintii uu soo saaray Guddigii xaqiiq raadinta ee Urur Goboleedka IGAD u xil saaray Dacwadii dowladda Federaalka Soomaaliya ka gudbisay dowladda Kenya, kadib markii xiriirka loo jaray. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Warbixinta ay soo saareen Guddiga, iyagoona sheegay in Guddiga ay u…
-
Midowga Afrika Oo Ka Hadlay Xiisada Xuduudka Soomaaliya & Kenya
Guddoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki ayaa ka hadlay xiisada ka taagan xuduudka u dhexeey Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii habeen hore dagaal khasaaro geystay uu ka dhacay degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo. War qoraal ah oo guddoomiyaha midowga Afrika ku qoray bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay inuu la socdo xiisada ka taagan xuduudka labada dal,…
-
Jabhada Polisario oo weerartay xaduuda Marooko
Jabhada ka dagaalanta Galbeedka Sahara (Westen Sahara) ee loo yaqaan Polisario Front ayaa maanta oo Axad ah duqeeyey saldhigyada Marooko ku leedahay xaduuda ay la wadaagto dalka Mauritania. Jabhadan u dagaalameysa madax-banaanida Galbeedka Sahara oo ah dhulkii ay horey u gumeysan jirtay Spain oo ay sheegato Marooko ayaa dardar geliyey weeraradooda kadib markii xukuumadii dhacday…