Madaxeynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah u saxiixay Wareegto Madaxweyne oo lagu joojinayo heshiiskii Ganacsiga ee Trans Pacific…
Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yahye Jammeh ayaa lagu eedeeyey inuu horey usii qaatay lacagtii tiilay Bangiga Dhexe ee dalkaasi.…
Magaalada Astana ee dalka Kazakhstan ayaa waxaa ka furmay wadahadalka Mucaaridka iyo dowlada Siiriya oo muddo sanad ah dhex dhexaadintoodu…
Ugu yaraan 18 qof ayaa naftooda ku waayey kadib markii cimiladu aad u xumaatey Koonfur bari dalka Maraykanka labadii maalmood…
Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump ayaa maalin kadib markii xilka loo dhaariyey xaruntii ugu horeysay ee dowlada oo uu…
Madaxweynihii hore ee Gaambiya Yahya Jammeh ayaa ku dhawaaqey subaxnimada sabtida in uu si rasmi ah xilka u wareejinaayo, isla…
Xili ay weli socoto xafladaha caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump oo maanta xilka loo dhaariyey ayey magaalada…
Donald John Trump ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, munaasabad ka dhacday aqalka Capitol Hill ee…
Dowlada Faransiiska ayaa hirgelinaysa Hay`ada qaabilsanaan doonto mashaariicda Masaajidada iyo xarumaha Islaamka uu ku leeyahay dalkaasi. Mashruucan oo uu ku…
Saacadaha soo socda waxa xilka madaxweynaha maraynkanka loo caleemo saari doonaa Donald Trump oo xilka kala wareegaya madaxeynihii hore ee…
Madaxweynaha Maraykanka ee xilka ka degaya Barack Obama ayaa shalay gelinkii danbe qabtay shirkiisii jaraa`iid ee ugu danbeeyey kahor intuusan…
Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo Arbacadii shalay ka dhacay magaalada Gao ee waqooyiga wadankaasi…