Tirada dadka ku dhintay dhulgariirrada xoogga badan ee galbeedka Afgaanistaan ayaa lagu qiyaasay 2000 oo qof, sida uu maamulka Taliban.…
Ugu yaraan 198 qof ayaa lagu dilay 1,610 kalena waa lagu dhaawacay deegaanka Falastiin ee Gaza weerar aargoosi ah oo…
Abaalmarinta Nabadda ee 2023 waxaa la guddoonsiiyay haweeneyda u dhaqdhaqaaqda xuquuqda aadanaha ee Iran magaceeduna yahay Narges Mohammadi. Sidaasi waxaa…
Mareykanka ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad aan duuliye lahayn oo Turkish ah, taasi oo weerar ka waday meel…
Weerar ay diyaarad Drone ah ku qaaday kulliyad militari oo ku taal gobolka Homs ee dalka Suuriya oo ay ka…
Laamaha amaanka dalka Asarbijaan ayaa Khamiistii soo bandhigay sawirada madaxweynihii hore ee isku magacaabay gobolka ay ku xooganayaayeen goono goosatada…
Kenya, Nairobi. Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa habeenimadii Arbacada isku shaandheyn ku sameeyay sideed xubnood oo ka tirsan golihiisa Wasiirada,…
Quwadaha milatariga reer galbeedka ayaa sheegay inay ka dhamaanayso saanadii iyo rasaastii ay u hayeen Ukraine si ay isaga difaacdo…
Madaxweynaha Asarbayjaan, Ilham Aliyev ayaa diiday kulan uu soo qaban-qaabiyey Midowga Yurub oo todobaadkan ka dhacaya dalka Spain, shirkaasi oo…
Eyga Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, oo lagu magacaabo (Commander / Taliye), ayaa laga saaray Aqalka Cad kadib markii uu weerar…
Ruushka ayaa laga yaabaa inuu u isticmaalo miinooyinka badda maraakiibta rayidka ah ee ku sugan Badda Madow, oo ay ku…
Aqalka Kongares-ka dalka Mareykanka ayaa u codeeyay in xilka laga xayuubiyo afhayeenka Aqalka Jamhuuriga Kevin McCarthy, taasoo ka dhalatay isqabqabsiga…