Xukuumada Maraykanka oo dadaal ugu jirta sii deynta shan muwaadin oo Mareykan ah oo ku xiran Iran, ayaa soo saartay…
Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa cambaareysay tallaabadaas, waxayna ku tilmaantay buuxinta biyo-xireenka Itoobiya mid sharci darro ah. Itoobiya ayaa maalintii…
Qoysas badan oo Moroccan ah ayaa habeenkii labaad seexday bannaanka habeennimadii Axadda, kadib dhulgariirkii ugu dhimashada badnaa ee nus qarni…
Hogaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa ku eedeeyay Faransiiska in uu ciidamo, agab dagaal iyo qalab uu ku ururiyay dalal badan oo…
Saddex dagaalyahan iyo qof rayid ah ayaa Sabtidii lagu dilay iska horimaad ka dhacay xero ku taal koonfurta Lubnaan, iyadoo…
Kooxda 20-ka waddan ee dhaqaalaha ugu horreeya adduunka ayaa soo dhaweynaya Midowga Afrika oo loo aqoonsaday xubin joogto ah, arrintan…
Dhulgariir xoog leh ayaa ka dhacay meel ka baxsan magaalada Marrakech ee koonfurta Morocco goor dambe oo habeenimadii Jimcaha, sida…
Ugu yaraan 49 qof oo rayid ah iyo 15 askari ayaa lagu dilay labo weerar oo kala duwan oo ay…
Madaxweynihii hore ee Gabon, Ali Bongo Ondimba, ayaa laga sii daayay xabsi guri, waxaana uu xor u yahay in uu…
Dawladda Ingiriiska (UK) ayaa lagu wadaa inay Wagner, kooxda calooshood u shaqeystayaasha Ruushka u aqoonasato urur “argagixiso”. Warbaahinta UK ee…
Duuliye Ruush ah oo u goostay Ukraine isagoo wata diyaarad helikobter oo ah nooca Mi-8 , ayaa heli doona abaal-marin…
Garsoore Mareykan ah ayaa ku xukumay Enrique Tarrio, hogaamiyihii hore ee kooxda midigta fog ee Proud Boys, 22 sano oo…