Hogaamiyayaasha siyaasada ee Falastiiniyiinta oo ku shiray Masar ayaa go’aan ku gaaray inay dhisaan guddi u qaabilsan dib u heshiisiinta…
Ciidamada Ruushka ayaa sheegay inay magaalada Moscow kusoo rideen saddex diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn oo laga leeyahay dalka…
Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhimatay kadib markii bam xooggan lagu weeraray isu soo bax siyaasadeed oo ka dhacayay…
Hoggaamiyaha mucaaradka Senegal Ousmane Sonko ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu maleegayay kacdoon iyo dambiyo kale, sida uu sheegay…
Booliska Bangladesh ayaa rasaasta cinjirka ah iyo sunta dadka ka ilmeysiisa ku riday taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee dhagxaanta tuurayay…
Midowga Yurub ayaa sheegay inay joojinayaan taageeradii dhaqaale iyo iskaashi ee dhanka ammaanka ee Niger kadib afgambigii militariga ee todobaadkan,…
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay $345m oo kaalmo militari ah oo loogu talagalay Taiwan, taasoo sare u qaadaysa taageerada jasiiradda iskeed…
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa sheegay in Ruushku uu buuxin doono booska dhoofinta qamadiga Yukreeyn, kadib markii ay ka baxeen…
Donald Trump ayaa wajahaya eedeymo cusub oo dambi ah kadib markii dacwad oogayaasha Mareykanka ay ku eedeeyeen madaxweynihii hore inuu…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku tilmaamay afgambigii xilka looga tuuray hoggaamiyihii la doortay ee Niger, inuu ahaa “mid halis…
Ra’iisul wasaaraha dalka Kanada Justin Trudeau ayaa shalay isku shaandheyn ku sameeyey golahiisa wasiirrada, si uu wax uga qabto nolosha…
Askarta Niger ayaa sheegtay inay xilka ka xayuubiyeen Madaxweyne Maxamed Bazoum maanta oo khamiis ah, saacado kaddib markii xubno ka…