Kolombiya oo xiriirka u jartay Israa’iil

Madaxweyne Gustavo Petro ayaa arrintan ku dhawaaqay xuska maalinta shaqaalaha adduunka 1da May oo Arbacadii shalay laga xusay magaalada Bogota…

May 2, 2024 | by Mohamed Osman