Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Arbacada maanta gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, si uu wada hadal ula yeesho…
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov, oo ka jawaabayay su’aal laga waydiiyay suurtagalnimada in gantaallada riddada dheer ee Maraykanka…
Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka sano ee lagu xakumo…
Ciidamada Israel ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ku dilay 33 falastiiniyiin ah guud ahaan Gaza 24-kii saac ee…
Pavel Durov, oo ah madaxa Telegramka ee lagu xiray Faransiiska, ayaa “aad u xor ah” habka uu u maamuli karo…
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa ku tilmaamay natiijada laba doorasho goboleed oo guulo waaweyn ka soo hooyay xisbiga midigta fog…
Qaramada Midoobay, oo kaashanaysa maamulka caafimaadka Falastiin, ayaa bilaabay inay 640,000 oo carruur ah ku tallaalaan marinka Gaza Axaddii, iyadoo…
Dowladda Liibiya ayaa sheegtay Sabtidi in ay burburiyay shabakad dadka tahriibisa oo ka dhisneyd dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyada oo…
Israel ayaa xirtay wadooyinka taga magaalada Jenin Sabtidii, saacado kadib markii ay ciidamada Israel weeraro balaaran ku qaadeen dhowr magaalo…
Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Ciraaq ayaa lagu dilay 15 xubnood oo ka tirsan…
Bangiga Horumarinta Cusub ayaa ansixiyay deyn cusub oo gaareysa ilaa 1 bilyan oo doolar si loogu maalgeliyo mashaariicda biyaha iyo…
Masar ayaa Soomaaliya u soo dirtay hub, saanad milateri iyo ciidamo gaar ah, iyadoo la raacayo qodobbada heshiiska iskaashiga milateri…