Ciidamada badda ee Puntland ayaa dayactir ku sameeyey Dugsiga H/Dhexe ee degmada Bender-Ziada (Qaw) oo 25km dhinaca galbeed magaalada Boosaaso…
Wasaaradda amniga ee Puntland ayaa sheegtay in lasoo qabtay ninkii dhinaca miinooyinka u qaabilsanaa xoogaga Al-shabaab xiriirka la leh ee…
Baaq nabadeed iyo midnimo loo soo tebinayo beesha Xuseen Taloreer “Siwaaqroon” Qurbajoogta beesha Siwaaqroon oo ka walaacsan waxyaalo qaldan oo…
Dowladda Soomaaliya waxay soo saareysaa war saxaafadeedkan ayadoo ka jawaabeysa wararkii ka soo baxay 9-kii bishaan febaraayo 2012 ee hogaamiyaha…
Daawo qaabkii ay u dhacday xafladdii abaal marinaha lagu gudoonsiiyey xulka gobolka Nugaal oo ku guuleystey horyaalnimada tartankii 6-aad ee…
Munaasabad lagu caleema saarayey mid kamid ah nabadoonada beelaha Puntland ayaa ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Munaasabadan…
Video-gii aan horay idiinku balan qaadnay waan idiin soo gudbin doonnaa. Maxamed Saciid Yuusuf Horseed Media Garoowe mohamed@horseedmedia.net
Ciyaar aad u xiisa badan oo in mudo ah la sugayey ayaa galabta ka dhacday garoonka kubadda cagta Mire Awaare…
Wasaarada waxbarashada ee Puntland ayaa dhaliishay qaabka ay dowlada KMG ah ee Soomaaliya ku qaybiso deeqaha waxbarasho ee ay dibadda…
Ciyaarta Finalka oo ay galabta isku arkayaan labada xul ee Karkaar iyo Nugaal ayaa maanta noqotay waxa ugu weyn ee…
Wasaarada amniga ee dalka Kenya ayaa sheegtay in si aad ah loo adkaynayo amaanka xuduudka kala qaybiya Kenya iyo Soomaalilya…
Waxaa Magaalada Gaalkacyo ku soo gebagabawday Dawro diini ah oo Machadka Culuumta Islaamiga ah iyo barashada Carabiga ee Faaruuq uu…