Ciyaaro aad u xiisa badan oo ka tirsan tartanka gobolada Puntland ayaa galabta ka dhacay garoonka kubadda cagta Mire Awaare…
Maamulka degmada Xaafuun iyo waxgaradka degmooyinka Laamiye iyo Baar-madow ayaa ku guuleystey in la sii daayo gaari ay shalay mileeshiyo…
Iyadoo magaalada Qardho bilihii ugu danbeeyey uu ka jirey hormar dhanka ganacsiga ah ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar…
Kadib marki shalay laga saaray qoysas daganaa gurigi Hooyooyinka iyo Jaamacadi hore ee Umada ee magaalada Muqdisho ayaa maantana waxaa…
Maalintii 5-aad waxaa garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe ka soconaya tartanka kubadda cagta ee gobolada Puntland. Tartankan oo ah…
Bandhig xirfadeed dhowaan lagu qabtay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu soo bandhigay waxyaabo badan uu kamid ahaa…
Ku dhawaad 15 ruux ayaa ku geeriyootay kadib dagaal culus oo xalay ciidamada dowlada iyo Al Shabaab ku dhexmaray degmada…
Iska hor imaad ayaa xalay ku dhexmaray magaalada Baladweyne ciidamada Itoobiya iyo kooxo hubeysan. Dagaalka oo socday mudo kooban ayaa…
Kooxo hubeysan ayaa barqadi maanta dhacay xarunta shirkada Xawaalada Dahabshiil degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Dad goob joog ah ayaa…
Ciyaaro aad u xiisa badan oo ka tirsan tartanka gobolada Puntland ayaa shalay galab ka dhacay garoonka kubadda cagta magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa Sabtigii 4ta February soo gaaray Djibouti si uu uga qeybgalo shirka Kooxda…
Kooxo Burcad-badeed ah ayaa maanta ka afduubtay agagaarka deegaanka Baar-madow ee gobolka Karkaar gaari nooca raaxada ah oo ay wateen…