Ururka SYSA ayaa Maanta dood cilmiyeed ku aadan Tacadiyada jinsiga ee ay dumarku la kulmaan iyo faafitaanka cudurka HiV/AIDS-ka, ku…
Munaasabad balaaran oo lagu saxiixayey heshiiska dhisme lagu bilaabayo mid kamid ah wadooyinka magaalada Boosaaso ayaa maanta ka dhacday hoolka…
Dowlada Turkiga ayaa maanta ka duulineyso magaalada Muqdisho in ka badan 700 oo arday ah kuwaasi oo deeqo ay siisay…
Ugu yaraan 74 qof ayaa ku dhimatey, halka 250 qof ay ku dhaawacmeen, kadib markii rabshado dhexmareen kooxo kala taageersanaa…
Magaala-madaxda Puntland ee Garoowe waxaa galabta ka furmay tartanka kubadda cagta ee gobolada Puntland. Munaasabadii tartankan lagu furayey ayaa waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahanbooqasho rasmi ah ku jooga Rome ka dib markii uu casuumaad rasmi…
Guddiga isku dhafka amniga dalka Soomaaliya ayaa maanta ku shiray magaalada Muqdisho, iyaga xooga ku saaray kulankooda howlgalada socod iyo…
Wasaarada gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland ayaa maanta bilowday olole lagu burburinayo dhismayaasha qadiimka ah iyo…
Ciidamada Kenya iyo kuwa dowlada KMG Soomaaliya ayaa galabta la wareegay deegaanka Hoosingo oo ka tirsan tuulooyinka hoos yimaada degmada…
Shil gaari oo ay dad badani ku dhinteen ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Goobta…
Jaamacadda PSU (Puntland State University) ee Garoowe ayaa maanta koorso free ah oo mudo kooban socon doonta u bilowday arday…
Xarakada Al Shabaab ayaa sheegtay qaraxi saakay ciidamada Itoobiya lagula beegsaday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Afhayeenka Al Shabaab,…