Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka…
Doon siday shamiito ayaa saaka ku degtay meel 60Mile u jirta dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari sida ay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa salaadii Ciidul Adxaa kula tukaday Masuuliyiinta Dowladda iyo Bulshada, Masjidka Shuhadaa ee Xarunta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga…
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa Talaadadii ka digtay in colaadda ka taagan Suudaan ay ku riixdo…
Ciidanka xasilinta ee Booliska oo sida Militariga u tababaran ayaa maanta ciidanka hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS kala wareegay fariisimahoodii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti u…
Hay’adda amniga Ruushka ee FSB ayaa maanta ku dhowaaqday inay laashay dacwad ka dhan aheyd dagaal-yahanada kooxda calooshood u shaqeystayaasha…
Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay nin lagu eedeeyey inuu hoggaaminayay weerar loo adeegsaday gentaallo macmal…
Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawlgal ay ka sameeyeen aaga deegaanka Camaamo oo u dhow degmada Balidhidin ee gobolka Bari laguna…
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Arif Alvi, oo…
Madxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka…