Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-gudoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga Caasimadda…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa tababar u soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada ayaa si…
Taliska ciiddanka xoogga oo fulinaya heshiiskii la wareegidda amniga guud ee dalka ayaa maanta howlgalka ATMIS kala wareegay saldhigga Mirtaqwo…
Saalax Jaamac Oo Daahfuray Shir Ku Saabsan Kabashada Deegaannadii Laga Xoreeyey kooxaha Argagixisada
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay kulan heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo Xasilinta iyo soo kabashada…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon-ka, Xoghayaha…
Hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay inay howlgal qorsheysan ka fulisay gobalka Shabeelaha hoose gaar ahaan beerta…
Wasiirka wasaaradda batroolka iyo macdanta Soomaaliya Dr Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada shirkadaha ka shaqeeya shidaalka.…
Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa magaalada Washington DC, kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Danjire…
Qaraxyo khasaare gaystay ayaa maanta barqadii lagu weeraray xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo.…
Xafiiska Hantidhowrka guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saaray baaris ay ku sameeyeen hay’addaha dowlada. Warbixinta baarista ee…