Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa magaalada Washington DC, kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Danjire…
Qaraxyo khasaare gaystay ayaa maanta barqadii lagu weeraray xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo.…
Xafiiska Hantidhowrka guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saaray baaris ay ku sameeyeen hay’addaha dowlada. Warbixinta baarista ee…
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal ballaaran ka fuliyay deegaanno u dhexeeya Janaay cabdalle iyo degmada Afmadow…
Wakiilada beesha caalamka ayaa ka hadlay dagaalka ka Garoowe ee u dhexeeya dowladda iyo ciidamada mucaaradka ah ee diidan furista…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee…
Dagaal aad u culus ayaa maanta oo salaasa ah ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, dagaalka ayaa yimid kadib…
Golaha wakiilada ee Puntland ayaa meel-mariyey soo jeedinta xukuumadda Puntland in laga dhigo Xisbiyada siyaasadda shan xisbi, iyada oo loo…
Rasaas xoogleh ayaa ka bilaamatey magaalada Garoowe saacaddu markey ahayd 10:50 daqiiqo, kadib markii Xildhibaanada Golaha wakiilada ee Puntland ay…
Taliyihii ciidamada xoogga dalka, S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa laga qaaday xilkaasi, kadib markii maanta ay golaha wasiiradda xukuumadda Federaalka…
Xulka degmada Caabudwaaq ayaa galabta ku guulaystay koobka degmooyinka dowlad goboleedka Galmudug ee 2023, kadib markii ay rigoorayaal ku garaaceen…
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa soo dhoweeyey magacaabista taliyaha guud ee ciidanka xoogga dalka Gen. Ibraahim…