Ciidamada cirka Ruushka iyo Shiinaha ayaa si wadajir ah u sameeyey dhoolatus militari oo ka dhacay gobolka Asia-Pacific, sida ay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 2aad ee…
Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland waxaa si rasmi ah uga furmay shirka Wadatashiga Wasiirada Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha ee DFS iyo…
Ciidanka Nabadsugidda ee Koonfur Galbeed ayaa xiray saddex weriye oo katirsan Masuuliyiinta Ururka Somali Journalists Syndicate – SJS. Weriyeyaasha oo…
Hogaamiyihii hore ee Shiinaha Jiang Zemin ayaa geeriyooday isagoo 96 jir ah. Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay inuu dhintay wax yar…
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdirahman Cabdishakur Warsame, ayaa waddanka Switzerland kaga…
Ururrada Siyaasadda Puntland oo soo gabagabeeyay kulamo ay uga arrinsanayeen Doorashada qof iyo cod ee Puntland ayaa taageeray Doorashadaas balse…
Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday abwaan Cumar Cabdiwaaxid Aadan oo ku magac…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa soo xiray Shirweynaha Maalgashiga Caalamaiga ah ee Soomaaliya oo shalay iyo…
Askari aroornimadii maanta Darawal Gaari si bareer ah ugu dilay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa gacanta lagu dhigay…
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee xukuumadda Soomaaliya, Aadam Ibraahim Aw-Xirsi oo kamid ahaa masuuliyiintii kasoo badbaaday weerarkii lagu qaaday hotel Villa…
The decision to delay the drawdown of the African Transition Mission in Somalia (Atmis) may indicate gaps in rebuilding the…