Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Dhuusamareeb, Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-qorow) iyo Kuxigeenkiisa Cabdisamad Salaad Aadan ayaa lagu caleema saaray Magaalada Dhuusamareeb…
Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa shaaciyay, in berri oo Arbaca ah ay maalin fasax ah u tahay shaqaalaha…
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka jawaabi doonto Warbixinta uu maanta soo saaray xafiiska Hanti dhowraha Qaranka.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub…
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa soo bandhigay Warbixinnada Baarista Sannadlaha ee 2021. Warbixinnada ayaa lagu xusay xog muhiim ah…
The World Food Programme (WFP) said Monday it requires 416 million U.S. dollars for the next six months to prevent…
Dabley hubeysan ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmadda Wadajir ku dilay Marxuum Maxamed Xuseen Sabriye Guuleyste. Marxuumka la dilay ayaa…
Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay degaanka Qararro oo ka…
Madaxda sare ee TPLF ayaa shaaca ka qaaday ay shuruuda keliya ee ay hubka ku dhigi karaan, kadib heshiiskii dhowaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kala diray Guddigii doorashooyinka iyo Guddigii Xuduudaha. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka. BURIN…
Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo sanid waliba 21 Novermber la xuso, ayaa munaasabad lagu xusayey lagu qabtay Magaalada Muqdisho, taas…
Ciidamada Ruushka ayaa kordhiyey duqeymaha ay ku hayaan gobolka Kherson ee dhawaan ay isaga baxeen. Magaaladu oo inta badan koronto…