Ra’iisal Wasaaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ballan qaaday in uu si daacadnimo ah u hirgalinayo heshiiskii ay dowladdiisu maalmo…
Xoghayaha dhanka Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Khaddar Xuseen Cabdi oo la hadlay Warbaahinta ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku…
Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in natiijooyinka ugu horreeya ay muujinayaan in gantaalka ku dhacay Poland ay ciidamada Ukraine ku rideen…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu markale u tartamayo xilka Madaxweynaha Mareykanka Doorashada 2024-ka. Trump ayaa…
Gantaalo uu Ruushku ku weeraray dalka Ukraine ayaa ku dhacay magaalo ku taala dalka Poland. Gantaalada oo sababay khaasaare kala…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ku sugan Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ciidamada iyo dadka…
Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaas oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta daahfuray kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa jeediyay khudbad…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay kalfadhiga labaad ee labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya. Munaasabadda furitaanka…
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ku boorisay dowladda Soomaaliya inay qaadato 10-qodob oo ka kooban qorshaha xuquuqda Aadanaha.…
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa kulankii ugu horreyay oo fool ka fool ah waxa uu la yeeshay dhiggiisa Madaxweynaha Shiinaha,…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xeer-Madaxweyne oo uu soo saaray ku magacaabay wasiir cusub oo kamid noqonaya…