Meydka Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa saaka salaadda janaasada lagu tukaday garoonka kubadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe.…
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay Eedeysane lagu magacaabo Xuseen Xasan Gaaboow, kaasi oo Baraha Bulashada kasoo muuqday…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Masuuliyiinta cusub ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta…
Kadib muddo afar sano ku dhaw oo uu dalka ka maqnaa, isaga oo ku tilmaamey maqnaanshahaas is-masaafuris iskiis ah ayaa…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha waxaana ku wehliyanayey Guddoomiye ku-xigeenda Golaha. Golaha Wakiillada…
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa si wadajir ah…
‘Dadku way hadleen’ ayuu yiri mulkiilaha Twitter-ka, isagoo qiray intii lagu guda jiray ra’yi ururinta in ‘bots’ ay si toos…
Koobka kubadda cagta ee qaramada adduunka ayaa maanta ka bilaabanaya dalka Qatar, waana markii ugu horreysay oo dal Carbeed oo…
Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawlgal qorsheysan ku qaaday kooxo ka ganacsada daroogada oo mudooyinkii dambe magaalo madaxda Puntland ee Garoowe.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo ka mid ah deeganada laf dhabarta…