Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Tobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa gebi-ahaanba joojisey in shaqaale Soomaaliyeed dalka laga dhoofiyo. Sidoo kale Wasaaradda…
Labada hoggaamiye ee dalalka Shiinaha iyo Canada oo ku kulmay shir madaxeedka G-20 ee ka socda waddanka Indonesia, ayaa is…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku…
Ra’iisal Wasaaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ballan qaaday in uu si daacadnimo ah u hirgalinayo heshiiskii ay dowladdiisu maalmo…
Xoghayaha dhanka Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Khaddar Xuseen Cabdi oo la hadlay Warbaahinta ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku…
Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in natiijooyinka ugu horreeya ay muujinayaan in gantaalka ku dhacay Poland ay ciidamada Ukraine ku rideen…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu markale u tartamayo xilka Madaxweynaha Mareykanka Doorashada 2024-ka. Trump ayaa…
Gantaalo uu Ruushku ku weeraray dalka Ukraine ayaa ku dhacay magaalo ku taala dalka Poland. Gantaalada oo sababay khaasaare kala…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ku sugan Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ciidamada iyo dadka…
Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaas oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta daahfuray kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa jeediyay khudbad…