3 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay weerar ay Israa’iil ku qaaday garoonka diyaaradaha Nairab ee gobolka Xalab, sida…
Former Somali Presidents Accuse Current Leader of Derailing Peace Talks Mogadishu, Somalia – Former Somali presidents, Mohamed Abdullahi Farmajo and…
Madaxweynayaashi hore ee Jamhuuriyadda Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo war-saxaafadeed wadajir ah soo saarey ayaa sheegay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bilaabey wadatashi uu ku soo dhisaayo xukuumadda cusub ee Dowladda Puntand. Madaxweynaha ayaa golaha…
Wasiirka caddaaladda iyo dastuurka ee Puntland Maxamed Cabdiwahaab ayaa si adag uga hadley tallaabooyinka dowladda federaalku waddo ee ay ku…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Boqorka Jordan (Urdun), Boqor Cabdallah ayaa ka wadahadlay xaalada Gaza, xili ay socdaan dadaalo loogu…
Koonfur Afrika ayaa u diri doonta dalka DRC ciidamo gaaraya 2,900 oo askari, kuwaas oo ka qaybqaadashada ciidamada urur gobaleedka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan is-xogwareysi iyo tacsiyeyn…
Maamulka Gobolka Raasi Casayr iyo Maamulka Degmooyinka Caluula iyo Bareeda oo ay weheliyaan wafdi ka socda Ha’yadda FAO iyo Wasaaradda…
Kulanka wadajirka ah ee ay yeesheen xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaa uu ku furmay 198-xildhibaan waxaana ajendaha…
Labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka doodaya ansixinta wax ka badalka iyo dhammeystirka Dastuurka KMG oo muddo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan…