Xildhibaanada baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa maanta oo Jimce ah muddo kordhin u sameeyay xaaladda deg degta ah ee gobolka Amxaarada…
Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha ayaa Khamiistii ka digay dagaal ka qaraxi kara gobolka sababo la xiriira “weerarada sii kordhaya ee…
Magaalada Laascaanood Xarunta Maamulka SSC Khaatumo waxa booqday wafdi heer Federaal ah, ganacsato iyo qurbajoog uu hoggaaminayay Raysalwasaare ku xigeenkii…
Wasaarada Gaashaandhiga Mareykanka ayaa khamiistii wacad ku martay inay “jawaab dhinacyo badan leh” la beegsan doonto maleeshiyaad ay Iran taageerto…
Lataliyihii Ilaalada Kacaanka Iiraan ee Dimishiq ayaa Jimcihii lagu dilay weerar gantaal oo ay Israa’iil la beegsatay degmo ku taal…
Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay Magaalada Nairobi, 222 kalena waxaa soo gaaray dhaawac, kadib markii Gaari xamuul ah…
Boliska Soomaaliya ayaa markale ku celiyey in kama danbees Arbacada soo socoto laga guuro Dhulkii Dab-damiska iyo Hoggaanka Dhismaha Boliska…
Mas’uuliyiinta Liibiya ayaa Arbacadii bilaabay inay 350 tahriibayaal ah u diraan dalkooda Masar. Dalka Liibiya oo ay dagaalladu ragaadiyeen ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga…
Heshiiskan ayaa waxa goobjoog ka ahaa safiirka Dowladda Qatar u joogo Soomaaliya, wafdi ka socday Wasaaradda Dhaqanka Dowlada Qatar, Wasiiru-Dowlaha…
Munaasabadd kooban oo ka dhacday Baqaarka kaydka raashinka hay’adda maareynta musiibooyinka ayaa maanta Guddoomiyaha hay’adda mudane Maxamuud Macallim Cabdulle waxa…
Midowga Yurub ayaa wajahaya xaalad cakiran oo ku saabsan sii joogitaankooda Mali iyo guud ahaan gobolka Galbeedka Afrika ee Sahel,…