Shirka Dhaqaalaha Adduunka oo maanta oo Axad ah ka furmay magaalada Riyad ayaa si weyn diirada loogu saaray xaalada dagaalka…
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Safiirka Midowga…
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay Booliska…
Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ayaa…
Taliye Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jen. Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socda dalka Masar, kuwaasi oo shalay…
Xamaas ayaa sheegtay in ay heshay jawaabta rasmiga ah ee Israa’iil Sabtidii soo jeedinteedii ugu dambeysay ee xabbad joojinta ayna…
Tirada dadka ku dhintay fatahaadaha ka dhashay roobabka xooggan ee ka da’ay Kenya ayaa gaartay 76 qof, sida uu sheegay…
Markab ayaa waxyeelo soo gaartay ka dib markii labo jeer lala beegsaday gantaalo xeebaha Yemen Jimcihii, weerarkii ugu dambeeyay ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Dar es Salaam kulan muhiim ah…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan…
Saxafiga Soomaaliyeed Raage Oomaar ahna war soo jeediyaha telefishinka ITV, ayaa la kulmay xaalad caafimaad isaga oo si toosa u…
Guddoomiyayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay shirka madasha Baarlamaannada Qudus oo ka furmay dalka…