Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa fariin oo ku wadaagay baraha bulshada waxa u uku yidhi sida tan::…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaddan Cabdulle Cismaan si wada…
Maamulka doorashada ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegay in natiijadii ugu horreysay ee codbixinta la daabici doono Jimcaha,…
Diyaarad sidda meyka Allaha u naxariistee wasiiraddii haweenka iyo arrimaha qoyska Khadiija Maxamed Diiriye ayaa hadda ka degtay garoonka diyaaradaha…
Allaha u naxariistee Waxaa goor dhow magaalada Jabuuti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Khadiijo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo…
Malaysia waxay mamnuucday maraakiibta xamuulka qaada ee wata calanka Israa’iil inay ku soo xirtaan dekedaheeda, taasoo jawaab u ah ficillada…
Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya iyo kooxda argagixisada Alshabaab ayaa ka socda deeganka…
Guddiga sare ee IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay 100 milyan oo dollar oo deyn cusub ah oo Soomaaliya…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay…
Alle ha u naxariistee, waxaa shil gaari oo ka dhacay Qayaadsame ku geeriyooday Suldaan Cabdicasiis Afguduud oo ahaa Musharax madaxweyne…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada…