Allaha u naxariistee Waxaa goor dhow magaalada Jabuuti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Khadiijo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo…
Malaysia waxay mamnuucday maraakiibta xamuulka qaada ee wata calanka Israa’iil inay ku soo xirtaan dekedaheeda, taasoo jawaab u ah ficillada…
Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya iyo kooxda argagixisada Alshabaab ayaa ka socda deeganka…
Guddiga sare ee IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay 100 milyan oo dollar oo deyn cusub ah oo Soomaaliya…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay…
Alle ha u naxariistee, waxaa shil gaari oo ka dhacay Qayaadsame ku geeriyooday Suldaan Cabdicasiis Afguduud oo ahaa Musharax madaxweyne…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada…
War qoraal ah oo uu soo saaray xoghayaha gaashaandhiga Lloyd Austin ayuu ku sheegay in weerarada isa soo taraya ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.…
Ku dhawaad 100 qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen gobolka Gansu kadib markii uu halkaasi ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt ayaa la wadaagay amiirka dalkaas…