Qoraal kasoo baxay hay’ada sirdoonka Soomaaliya qeybteeda gobalka Banaadir ayaa lagu sheegay in gacanta lagu hayo 10 Konteenar oo ay…
Waxaa maanta oo Salaasa ah magaalada Dhaka ee caasimada Bangaladhesh ka dhacay banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo dowlada France…
Aqalka Sare ee Maraykanka ayaa xalay ansixiyey Garsooraha cusub ee uu Madaxweynaha Maraykanka u magacaabay Maxkamada sare ee dalkaasi. Haweenaydan…
Kumanaan kamid ah shacabka magaalada Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xalay dhigay banaanbaxyo rabshado wata oo ay uga soo horjeedaan…
In ka badan 25 qof ayaa ku dhimatay xiisada ka taagan dalka Guinea kadib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxweynaha…
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ayaa loo qeybiyey Ajandaha Rasmiga ah ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada, sida uu qabo Xeer-hoosaadka…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya…
Madaxweynaha Dowladda Puntand Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay magaalada Adis-ababa ee caasimada dalka…
Alle ha u naxariiste waxaa maanta salaadii duhur kadib rag hubaysan ku dileen magaalada Kismaayo Cabdullaahi Cabdisalaan Shigshigow oo ahaa…
Kalfadhiga 47-aad ee golaha wakiillada Puntland oo uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan labadiisa…
Maamulka Soomaaliland ayaa maanta sheegay inay hakiyeen shaqooyinkii hay’adaha Qaramada Midoobay ka wadeen gudaha deegaanada Soomaaliland. Waraaq kasoo baxday Wasaaradda…
Wasiiru dowlaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya Xasan Macallin Khaliif oo dhawaan raysal wasaare Rooble u magacaabay xilkaas ayaa maanta kala…