Maxkamada rafcaanka ee gobolka bari ayaa maanta baabiisay oo sii daysay labo masuul oo ka tirsanaa wasaaradda kalluumaysiga Puntland, kuwasoo…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in tartan furan ay…
Ciidanka Daraawiishta Dowlad-goboleedka Jubbaland ee kusugan degmada Beledxaawo ayaa ka hortegay weerar ay soo qaadeen ciidankii ay muddooyinkaan Dowladda Federaalku…
Wararka ka imaanaya magaaladda Beledxaawo ee gobolka Gado ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal u dhexeeye ciidamada dowladda…
Dowladda Kenya ayaa markii u horraysay si rasmi ah uga hadashay eedaymihii dowladda federaalku u soo jeedisay, waxayna beenisay inay…
Kenya has rejected claims it is interfering with Somalia’s internal affairs and dismissed them as “fabricated for political expediency”. The…
Madaxweynaha midowga Yurub Sharek Michel ayaa ku dhawaaqay in uu booqan doono xuduudka dalalka Turkiga iyo Giriiga maalinimada Talaadada si…
Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Maagaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa xalay baaritaan ku sameeyeen guriga…
Xildhibaanada Kenya ee laga soo doorto Gobolka Waqooyi Bari ayaa beeniyay in lagu xiray garoonka diyaaradaha Wilson ee Magaalada Nairobi,…
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda federaalka ayaa maanta ka bilowday magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle Ololaha Wacyigelinta ee dib-u-eegista Dastuurka,…
Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa maalintii Sabtida ee toddobaadkan magaaladda Muqdisho ku xiray tifaftiraha idaacadda madaxa-bannaan ee Radio…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Soomaaliya mudane Danjire Ahmed Ciise Cawad oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee…