You are here: Home » Somali News » Puntland
(September 9, 2010) Isimada degaanada Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay khilaafka cusub ee soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Raysalwasaare Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke. Garaad Cabdulaahi Cali Ciid
(September 9, 2010) Gabar Soomaaliyeed oo degan dalka Maraykanka ayaa deeq soo gaarsiisay caruur derbi jiif ahaan jirtay oo xilligaan lagu xanaaneeyo magaalada Bosaaso. Nimco Xusein Faarax ayaa deeqdaa oo isugu jirta dhar,raashin
(September 9, 2010) Waxaa maalmihi lasoo dhaafay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari laga dareemaayay u diyaar garowga munaasabada Ciidul-fidriga,iyadoo dadka ay samaynayeen dhaq dhaqaaqyo ay isugu diyaarinayeen. Suuqa weyn ee magaalada oo
(September 8, 2010) Shirkaddaha Isgaarsiinta ka howlgala magaalada Bosaaso iyo maamulka gobolka Bari ayaa ka hadlay warar dhowaanahan la iskula dhexmaraayay degaanada Puntland kaas oo ah in qof moobilkiisa markuu soo waco lambar
(September 8, 2010) Wasaarada Waxbarashada Dawladda Puntland ayaa sheegtay in ay deeq waxbarasho ka heshay Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Wasiirka Waxbarashada Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa oo wareysi gaar ah siiyey
(September 7, 2010) Masaajidka Huda ee magaalada Garoowe ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay tartanka qura’anka kariimka oo bilaamay 18-ka bisha Ramadaan kasoo u dhaxeeya 24-dugsi oo ku yaala magaalada Garoowe. Munaasabada
(September 7, 2010) Labo xubnood oo kasocday Jaaliyada dalka Ingiriiska kana mid ah ururka lagu magacaabo PYSDO oo ka jira dalka Ingiriiska Ayaa Maanta Kulan La qaatay suxufiyiinta ka howlgasha Magaalada Garoowe. Kulankaas
(September 7, 2010) Wasiirka Maaliyada Dawladda Puntland Mudane Faarax Cali Shire ayaa ka hadlay amniga magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Isagoo la hadlaayay ganacsatada reer Bosaaso ayaa waxaa uu sheegay in dadka
(September 7, 2010) Ugaas Xassan Ugaas Yaasin oo kamid ah Isimada caan ka ah degaanada Puntland ayaa ka hadlay falalka amaan darrada ee xilligaan ka taagan gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.
(September 6, 2010) Shirkadda Ganacsiga ee Macruuf oo kamid ah shirkadaha ku yaalla magaaladda Bosaaso ayaa dhistey xarun weyn oo ganacsi kaas oo ka kooban qaybo kala duwan. Munaasabad lagu furaayay xaruntaas ayaa
(September 6, 2010) Maamulka cusub degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ee dhowaan la doortay ayaa si rasmi ah xilka kala wareegay maamulkii hore ee degmada. Munaasabada xil wareejinta ah ayaa lagu qabtay guriga
(September 6, 2010) Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Puntland kulamo muhim ah uga socdaan dalka Itoobiya, warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale ay ku xusan tahay booqasho Madaxweynuhu ugu
(September 4, 2010) Waxaa maanta la horkeenay maxkmadda rafcaanka ee Gobolka Bari Cabdifataax Jaamac Mire agaasimaha Horseed Media oo 22-kii casho ee la soo dhaafey ku xirnaa Xabsiga weyn ee magaalada Bosaso, kadib
(September 3, 2010) Golihii Deegaanka ee degmada Burtinle ayaa lagu guuleystay in si rasmi ah loo dhiso kadib munaasabad balaaran oo shalay gelinkii danbe ka dhacday magaalada Burtinle. Waxaa munaasabadan shalay ka dhacday
(September 2, 2010) Dadka ku dhaqan degmada Caluula ee gobalka Bari ayaa si weyn uga cabanaya falalka ay geystaan kooxaha Burcad badeeda ah ee kusugan deegaan xeebeedka degmada Caluula, sidoo kale waxa ay
(September 2, 2010) Wasiirka Wasaarada Amniga Puntland ayaa ka hadlay hawlgaladii ugu danbeeyey ee ciidamada Amniga ka sameeyeen magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland. Gen.Yusuf Axmed Khayr oo u waramayey Barnaamijka Xog
(September 2, 2010) Hogaanka dhaq dhaqaaqa SSC ayaa shaaciyey in ay xaliyeen khilaafyo soo kala dhexgalay labo garab oo kawada tirsan SSC, dhawaana qaadi doonaan hawlgalo cusub. Col.Cali Xassan Axmed Seberay Guddoomiye kuxigeen