Dahabshiil
Golis
HorseedMedia
xidig

Nasa oo Ka Digtey Xiddigo Aad Ugu Soo Dhawaanaya Meeraha Dhulka

(September 8, 2010)

Hay’ada cilmi baarista hawada sare ee Maraykanka NASA ayaa sheegtay in saacadaha soo socda ay labo xidig oo hawada sare ka yimid ay kusoo dhawaan doonaan Meeraha dhulka, kuwaasi oo boqolaal
dhaawac

Israel oo Weerar ku Qaadey Marinka Qasa

(September 5, 2010)

Diyaaradaha dagaalka ee israel ayaa weerar la beegsadey Koonfurta marinka Qasa ee dhulka Falastiiniyiinta. Laba qof ayaa ku dhimatay weerarkaas, sida laga soo xiganaayo goobaha caafimaadka iyo hay’adaha amniga. Weerarka
ahmadinejad

Mahmoud Abbas oo Si Kulul u Weeraray Madaxweynaha Iran.

(September 5, 2010)

Madaxweynaha xukuumadda dalka Falastiin ayaa si kulul u weeraray hadal dhawaan ka soo baxay Madaxweynaha dalka Iran Ahmadinejad, kadib markii uu bilowdey wadahalkii nabadda ee u dhexeeyey Falastiiniyiinta iyo Israel.
Ireland Blair

Tony Blair oo Ukunta Digaaga Sida Roobka looga Dhigay

(September 4, 2010)

Tony Blair ayaa kala kulmey mudaaharaad magaalada Dublin ee dalka Ireland, mar uu halkaas u tegey in uu saxiixo buugii uu dhawaan qorey kaas oo ku saabsan 10-kii sano ee
New Zealand Earthquake

Dhul-gariir ku dhuftay dalka New Zealand

(September 4, 2010)

Waxaa subaxnimadii hore ee Sabtida dhul-gariir xoogleh ku dhuftay koonfurta dalka New Zealand. Dhul-gariirkan ayaa awoodiisa lagu qiyaasay 7.0 waxaana la sheegay inuu burburka ugu xoogan ka dhacay magaalada Christchurch,
hillary

Maraykanka oo uga digay Falastiin iyo Israil inay dhumiyaan fursada lasiiyey

(September 4, 2010)

Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Dowlada Maraykanka Mrs.Hillary Clinton ayaa ugu baaqday Falatiiniyiinta iyo Israil inaysan dhumin fursada hada ay heystaan oo ay heshiis wada garaan si deg deg ah. Hillary
yu

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Kuuriyada Koonfureed oo Is Casiley

(September 4, 2010)

Wasiirka arimaha dibadda ee Kuuriyada koonfureed Mr.Yu Myung-hwan ayaa ku dhawaaqey in uu xilkii iska casiley kadib markii lagu eedeeyey Qaraabokiil “nepotism”. Wasiirka ayaa ku caawiyey gabadh uu dhalay
Emirates Plane Crash

Diyaarad Xamuulka qaada oo kusoo dhacday Airporka Dubai

(September 3, 2010)

Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka ayaa waxaa caawa kusoo dhacday diyaarad weyn oo nooca xamuulka qaada ah. Diyaarada ayaa la rumeysan yahay inay tahay nooca Boeign 747 oo ah nooca xamuulka
Pakistan

Pakistan: Weerar bambaano oo ay ku dhinteen 22 qof

(September 3, 2010)

Waxaa maanta oo Jimce ah weerar bambaano lala beegsaday dad ku mudaharaadayey magaalada Quetta ee dalkaasi Pakistaan, halkaasi oo ay ku dhinteen dad gaaraya 22 qof. Weerarkan oo la rumeysan
africanOil

Shirkada African Oil oo heshiis la gashay shirkada Tullow Oil

(September 3, 2010)

Shirkada African Oil ee baaritaanada shidaalka ka wada qeybo kamid ah wadamada geeska Afrika ee Somalia, Kenya iyo Itoobiya oo heshiis cusub la gashay shirkada Tullow Oil. Warsaxaafadeed ay shalay
Mideast Israel Palestinians

Kooxaha hubeysan ee Falastiin oo ku dhawaaqay weeraro ka dhan ah Israil

(September 3, 2010)

13 Kooxood oo hubeysan oo kamid ah kuwa ka dagaalama dhulka la heysto ee Falastiin ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen inay dar dar geliyaan weerarada ka dhanka ah israil.
Mexico-soldiers-shoot-25--006

Ciidamada Mexico oo dilay 27 maleshiyo ah

(September 3, 2010)

Hawlgal ay ciidamada Mexico ka sameeyeen nawaaxiga xadka dalkaasi la leeyahay wadanka Maraykanka ayaa waxaa lagu dilay koox hubeysan oo kamid ah kuwa ka baayacmushtara daroogada. Wasaarada Difaaca ee wadanka
baba

Dalka Austria oo uu buuq ka dhashay Game internetka oo ka dhan ah Muslimka

(September 3, 2010)

Dalka Austria ee Yurub, oo dhawaan lagu wado in ay ka dhacaan doorashooyinka guud, ayaa xisbi kamid ah kuwa tartamaya uu si gaar ah u bartilmaamsaday Muslimiinta. Xisbiga FPO ee
201092181736511371_20

Wadahadalkii nabadda ee Israel & Palestine oo furmey

(September 2, 2010)

Wada hadaladii nabadda ee sida tooska ah u dhexmaraaya hogaamiyaasha Falastin iyo Israel ayaa maanta ka bilowdey magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha xukuumadda Falastiiniyiinta Maxmuud Cabbaas iyo Raysalwasaaraha Israel
Benjamin Netanyahu, Mahmoud Abbas

Hogaamiyaasha Falastiin iyo Israil oo wadahadalkooda uga furamayo Washington

(September 2, 2010)

Waxaa xalay Aqalka Cad ee Maraykanka kulan casho ah ku yeeshay hogaamiyaasha Bariga Dhexe ee Falastiin, Masar, Urdun, Israil iyo Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama. Kulankan casho ayaa horudhac u ah
ht_james_lee_100901_mn

Nin Hubeysan oo weeraray xarunta Telefishonka Discovery

(September 2, 2010)

Nin ku hubeysan waxyaalaha qarxa iyo bistaalado ayaa weerar ku qaaday xalay xarunta dhexe ee Telefishonka Discovery ee fadhigiisu yahay Maryland ee dalka Maraykanka. Ninkan oo lagu magacaabi jiray James
westbankHamas

Xamaas oo toogtay Israiliyiin ku sugan West Bank

(September 2, 2010)

Dhaq dhaqaaqa hubeysan ee Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa sheegtay weerar lagu qaaday labo qof oo kamid ah Israiliyiinta xooga ku degen Daanta Galbeed ee wabiga Urdun (West Bank). Weerarkan ayaa