Fight for Tripoli airport

Dagaalkii Airporka Tripoli oo dib u bilowday

Waxaa markale dib u bilowday dagaalkii ka socday Airporka caalamiga ah ee magaalada Tripoli caasimada dalka Liibiya. Dagaalkan ayaa maalmihii lasoo dhaafay hakad galay, kadib markii maleeshiyaadka goobtaasi ku dagaalamaya ee Zintan iyo misirata ay [Continue Reading...]

Israiil-gaza-tank-180714-2

Isra’iil oo weerar dhulka ah ku qaaday Gaza

Ugu yaraan 19 qof oo reer Falastiin ah ayaa ku dhintay weerar cusub oo dhinaca dhulka ah oo ay Isra’iiliyiinta ku qaadeen Marinka Gaza. Isra’iil ayaa habeenimadii Jimcaha soo galayey shaacisay inay duulaan dhanka dhulka ah ku qaadeyso Marinka Gaza [Continue Reading...]