You are here: Home » Sports
(August 27, 2010) Ciyaaryahanka u dhashey dalka Holland una ciyaara kooxda Liverpool ee ka dhisan horyaalka dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay wararka sheegaaya inuu ku biiraayo kooxda Inter Milan ee ka dhisan horyaalka
(August 27, 2010) Isku aadka Champions league ayaa lagu dhawaaqay,koobkaan oo ah koobka aadka loogu jecelyahay qaarada Yurub isla markaasna ay ku tartamaan kooxaha ugu tuunka weyn ee horyaalada ka dhisan qaaradaas. Hadaba
(August 27, 2010) Kooxda Liverpool ayaa iska iibisay xiddiga qadka dhexe isla markaasna ah kabtanka xulka qaranka ee Argentina Javier Mascherano,kaas oo ay ku wareejisay kooxda Barcelona ee dalka Spain. Barcelona ayaa heshiis
(August 22, 2010) Xiddiga Mikel Arteta oo khadka dhexe uga ciyaara Kooxda Everton ee ka dhisan Wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in uu ka fiirsanyo in uu qaato dhalashada dalka Ingiriiska si
(August 18, 2010) Kooxda Manchester City ee ka dhisan horyaalka dalka Ingiriiska ayaa maanta oo arbaco ah la wareegtay xiddigii kooxda Aston Villa ee James Milner isla markaasna kusoo iibsatay lacag gaaraysa £25m.
(August 18, 2010) Kooxda Real Madrid ayaa lasoo wareegtay ciyaaryahanka haysta dhalashada wadanka Jarmalka balse asal ahaan kasoo jeeda dalka Turkiga ee lagu magacaabo Mesut Ozil. Naadiga Werder Bremen ayaa ogolaatay isla markaasna
(August 16, 2010) Horyaalka ugu daawashada badan aduunka dalka Ingiriiska ee Premiership ayaa dib u bilaabmay kadib markii uu xirnaa muddo saddex bilood isla markaasna lagu jirey fasax. Maalinimadii sabtida ayaa ciyaarihi ugu
(August 13, 2010) Ciyaaryahanka madowga ah Mario Balotelli ayaa gelinkii dambe maanta ku biiray kooxda Manchester City ee ka dhisan horyaalka dalka Ingiriiska. Tababare Roberto Mancini ayaa maalmahaan baadigoobaayay ciyaaryahankaan oo u dhashey
(August 12, 2010) Kooxda Real Madrid ayaa lasoo wareegtay Ciyaaryahankii kooxda Chelsea uga ciyaari jirey dhanka daafaca ee Ricardo Carvalho. Chelsea ayaa heshay lacag dhan £6.7m ku iibisay ciyaaryahankaas oo u dhashey dalka
(August 12, 2010) Kooxda Liverpool ee ka dhisan horyaalka dalka Ingiriiska ayaa waxaa kusoo biiray oo ay soo iibsatay laacibka u ciyaari jirey kooxda Juventus Christian Poulsen. Ciyaaryahankaan oo ka ciyaara khadka dhexe
(July 30, 2010) Xiddiga u dhashay wadanka Barzil una dheela Kooxda kubada cagta ee AC Milan Ronaldinho ayaa sida la sheegay ka maqnaan doona garoomada kubada cagta ee Talyaaniga muddo bil ah. Ronaldinho
(July 28, 2010) Mohamed Farah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya isla markaana haysta dhalashada dalka Britian ayaa helay billadda dahabka ah ee orodka dheer 10,000m ee cayaaraha fudud ee horyaalka
(July 24, 2010) Cayaaraha xagaaga ee Eruo Som ayaa si rasmi ah uga bilowdey caasimadda dalka Finland ee Helsinki, cayaarahan ayaa ah kuwo sanadkasta lagu qabto mid ka mid ah wadamada Yurub ee
(July 24, 2010) Xidiga uga Ciyaara dhanka daafaca Kooxda Manchestar United Nemanja Vidic ayaa sida uu sheegay mid ka mid ah mas’uuliyiinta Kooxda Manchestar United uu sheegay in Vidic uu baaqi ku si
(July 22, 2010) Wargayska la yiraahdo “DEM” ee wax ka qora arrimaha Sports-ka ee ka soo baxa Wadanka Spain ayaa shalay oo arbaco ahayd qoray in Kooxda Kubada Cagta ee Real Madrid ay
(July 21, 2010) Kooxda Liverpool ayaa si lama filaan kula soo wareegtay xiddiga kooxda Chelsea Joe Cole oo u dhashey dalka Ingiriiska. Chelsea ayaa bishii June ku dhawaaqday in ay iska fasaxday ciyaaryahankaan
(July 20, 2010) Xiriirka Kubada Cagta ee Wadanka Jarmalka ayaa sheegay in ay Wakhtiga u kor dhiyeen Tababaraha Xulka qaranka Kubada Cagta ee Jarmalka Joachim Loew oo loogu daray labo sano oo dheeri