Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Sports

Sports

xulka kubadda cagta nugaal

Gobolka Nugaal ayaa ku guuleystey ciyaarihii gobolada Puntland 2023

Xulka kubadda cagta ee goolka Nugaal ayaa galabta gaarey guul taariikhi ah kadib markii ay ku guuleysteen ciyaarta kama danbeysta…

September 18, 2023 | by Horseed Staff

Gool dhaliyaha Spain ee koobka adduunka ku guulaystay ayaa ka war heshay geerida aabaheed kadib ciyaartii finalka

Olga Carmona ayaa heshay warka geerida aabaheed ka dib seerigii ugu dambeeyay ee ciyaartii finalka kubadda cagta ee gabdhaha iyada…

August 21, 2023 | by Abdirisaq Shino
Spain women world cup

Spain ayaa noqotey horyaalka adduunka ee kubadda cagta ee gabdhaha

Gabdhaha kubadda cagta ee Spain ayaa garaacay xulka England ciyaartii filanka ee koobka adduunka Spain waa horyaalka kubadda cagta ee…

August 20, 2023 | by Horseed Staff
Messi

Mucjisada kubadda cagta oo kooxda Inter Maimi keenay Finalka

Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii sagaalaad lixdii kulan ee uu ciyaaray, iyadoo kooxdiisa Inter Miami ay 4-1 ku uga badisey…

August 16, 2023 | by Horseed Staff
Harry Kane

Xiddiga kubada cagta Ingariiska Harry Kane ayaa ku biirey kooxda FC Bayern Munich

Kabtanka xulka qaranka England ayaa kooxdii ugu horaysay ee ka baxsan Ingriiska oo uu heshiis u saxiixo ay noqotey Bayer…

August 12, 2023 | by Hanad Askar

Guddiga Olimbikada Soomaaliya oo shaqada ka joojiyey masuulkii ka danbeeyey fadeexadii orodka

Guddiga Olimbikada Soomaaliya ayaa fuliyey amar kasoo baxay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Soomaaliya, kaas oo ahaa in shaqada laga…

August 2, 2023 | by Horseed Staff
Messi iyo xulkiisa Argentina oo muddo 36 sano ah kadib ku guuleystay Koobka Adduunka 2022

Messi iyo xulkiisa Argentina oo muddo 36 sano ah kadib ku guuleystay Koobka Adduunka ee 2022-ka

Xulka kubadda cagta ee Argentina ayaa ku guuleystay tartankii koobka kubadda cagta adduunka 2022 ee ka socday dalka Qatar, ka…

December 19, 2022 | by Khadar Ifiye
Messi iyo Mbappe oo ka wada tirsan kooxda PSG oo caawa midkood ku guuleysan doono koobka adduunka

Messi iyo Mbappe oo ka wada tirsan kooxda PSG oo caawa midkood ku guuleysan doono koobka adduunka

Koobka Adduunka ee ka socda dalka Qatar ayaa soo xirmaya maanta, waxaana xulka koobkii kan ka horreeyey qaaday ee France…

December 18, 2022 | by Khadar Ifiye

FIFA oo dib u eegis ku sameynaysa ciyaaraha koobka adduunka ee 2026-ka

Madaxa hay’adda kubadda cagta adduunka ee FIFA, Gianni Infantino ayaa sheegay in dib u eegis ku sameyneyaan qaabka Koobka Adduunka…

December 17, 2022 | by Khadar Ifiye
Messi iyo Xulkiisii qaranka Argentina oo iska xaadiriyey Finalka koobka adduunka ee 2022ka

Messi iyo Xulkiisii qaranka Argentina oo iska xaadiriyey Finalka koobka adduunka ee 2022ka

Xulka qaranka Argentina ayaa iska xaadiriyey Finalka koobka adduunka ee ka socda dalaka Qatar kadib markii ay 3-1 kaga badiyeen…

December 14, 2022 | by Khadar Ifiye

Croatia oo Brazil ka reebtey ciyaaraha adduunka, una dirtey gurigoodi.

Ciyaar aad u xiiso badan ee dhamaadka wareega sideeda ciyaaraha adduunka ee ka socda dalka Qatar waxaa caawa isku arkey…

December 9, 2022 | by Abdirisaq Shino

Caasimada Morocco ee Rabat oo aan xaley laga seexan, kadib guushii xulkaas ee koobka adduunka

Xulka Morocco ayaa iska xaadiriyay wareega siddeed dhammaadka koobka adduunka kaddib markii ay rigoorayaal 3-0 ku garaaceen dhigooda Spain, ciyaar…

December 7, 2022 | by Khadar Ifiye
  • Go to page 1
  • Go to page 2
  • Go to page 3
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 5
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd