Madaxweynaha cusub ee Imaaraadka Carabta Maxamed Bin Zayid ayaa amray in ay Xukuumadiisu siiso Soomaaliya lacag dhan 35malyan oo Dirham,…
Rooble oo ka hadlay shirka Golaha Wasiirada ayaa markale u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee JFS Xasan Sheekh, wuxuuna ka dalbaday…
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha cusub ee dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho. Shirka waxaa guddoomiyey Ra’iisul wasaare XFS Maxamed Xuseen…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka…
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgal ballaaran xalay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir, kaas…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa inuu u safro dalka Imaaraadka Carabta. Ujeedka safarka Ra’iisul…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga abaraaha. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda abaaraha…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada…
Madaxweynaha cusube ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowlada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Axmed Bin Muxamed Saalix…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horreysay ka hadlay doorashadii Madaxweynaha cusub ee JFS…