Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Mohammed bin Salman ugu hambalyeeyay xilka Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada…
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, ayaa soo saartay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka badaha Soomaaliya. Wasaaradda ayaa digniin u…
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib ujeshiisiinta Xukuumada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlayay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab ayaa…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada, halkaas…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa Manta Xerada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ka furay shir looga hadlayo…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in27 bishan oo bari ku beegan dalka dib ugu soo celineeysa ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Qarammada Midoobay ee New York Wasiirka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres. Madaxweynaha iyo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war soo saartay ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay Deegaanka Sina-dhaqo ee Gobolka Galgaduud ee Galmudug…