Ergeyga Joogtada ah ee Bosnia & Herzegovina u fadhiya Qaramada Midoobay, Danjire Sven Alkalaj, ayaa saxiixay Bayaanka Wadajirka ah ee…
Madaxweynaha Faransiiska Macron ayaa ku wajahan magaalooyinka Moscow iyo Kyiv iyadoo ay socoto dadaalo diblumaasiyadeed si loo baajiyo isku dhaca…
Amiir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa la kulmay Dhaxal sugaha Abu Dhabi, Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan,…
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Sweden, Mudane Maxamed Xasan Cabdi, ayaa warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay maalintii khamiista aheyd…
Garsoorayaasha Tuniisiya ayaa Axaddii diiday tallaabadii uu madaxweyne Kais Saciid ku kala diray golihii iyaga ilaalin jiray, tallaabadaas oo ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Meertada 35-aad ee Shir Madexeedka Midowga Afrika oo…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray ku dhawaad 3,000 oo askari oo dheeri ah in la geeyo waddamada Poland iyo…
Lix qof oo Soomaali muhaajiriin ah ayaa ku geeriyooday Xuduudka u dhexeeya Dalalka Turkiga iyo Giriiga, lixdaan qof ayaa maydadkooda…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in la dilay hoggaamiyihii Daacish Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi ka dib weerar ka dhacay…
Xukuumada Kenya ayaa sare u qaaday heeganka ciidamada amaanka kadib markii ay digniino soo saareen qaar kamid ah Safaaradaha reer…
Bayaan kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa si adag loogu cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Bayaanka ayaa lagu sheegay…
Xukuumada Biden ee Maraykanka ayaa ogolaatay in lasii daayo Nin Soomaali ah oo ku xirnaa xabsiga Guantánamo Bay isagoo ah…