Qaramada Midoobey oo ku baaqday in loo gurmado Pakistan oo la daallaa dhacaya dhibaatada fatahaadaha
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Antonio Guterres oo booqasho ku joogga dalka Pakistan ayaa ku baaqay in loo gurmado dalkaasi,…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Antonio Guterres oo booqasho ku joogga dalka Pakistan ayaa ku baaqay in loo gurmado dalkaasi,…
Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay 15 kalena waa la la’yahay kadib markii dooni ay la socdeen…
Maxkamad ku taal Pakistan ayaa go’aansatay, inay Ra’iisul Wasaarihii hore Imran Khan kusoo oogto kiis ixtiraam darro ah oo u…
Boqoradii Britain Elizabeth Il oo da’deedu ahayd 96 sanno ayaa geeriyootay caawa, sida uu shaaciyey qasriga Buckingham Palace. Boqoraddan oo…
Xaaladda boqoradda UK Queen Elizabeth II ayaa maanta sare u kacay cabsida laga qabo kadib markii qasriga boqortooyada ee Buckingham…
Madaxweynaha Dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in ay hadhuudh/qamadi tan-kiisu gaarayo 28,600 metric tons ay todobaadyada soo socda gaarsiin…
Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha xilka kasii degaya Uhuru Kenyatta,…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan xog-wareysi ah oo al-baabadu u xiran yihiin ka yeelan doonaan Xaaladaha ka…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay xaaladda Soomaaliya oo laga cabsi qabo inay dhammaadka sanadkan ka dhacdo…
Qarax ayaa ka dhacay afaafka hore ee safaaradda dalka Ruushku ku leeyahay caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, waxaana ku dhintay…
Musharrixii doorashada lagaga guuleystay ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu ixtiraamayo go’aan kasoo baxay maxkamadda sare oo ay…
Xoghyahii Arrimaha dibadda ee Britain Liz Truss ayaa loo doortay hogaamiyaha cusub ee xisbiga Conservative Party waxayna noqon doontaa ra’iisul…