Generaal Maxamuud Sheekh oo booqasho ku jooga Magaalada Islamabad ee Caasimadda Pakistaan ayaa kulan uu la qaatay dhiggiisa Dalkaasi, Marshal…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka ku wada hadlay ayaa isla…
Kooxda Macawiisley iyo Ururka Alshabaab ayaa dagaal ku dhexmaray degaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay ka soo baxayaan…
Abaanduulaha qeybta 27 aad ee ciidanka Milateriga Federaalka Janaraal Saalax Yacquub ayaa sheegay in ciidanku dileen 8 kamid ah maleeshiyaadka…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ee Somaliya ay ku soo xadgudubtay madaxbanaanida iyo sharafta dhuleed ee…
Qin Jian Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ardada Soomaaliyeed…
Dalka Turkigga Maanta waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ay yeesheen madasha xisbiyadda qaran qaarkood ay ku miday-san yihiin, Shirkan oo…
Wasaarada Maaliyadda Puntland ayaaa warqad ay soo saartay ku sheegtay in aysan ka qeyb-geli karin shirka dayn cafinta looga hadlayo…
Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan dalka Ivory Coast ayaa la kulmay…
Ciidamada ammaanka magaalada Baydhabo ayaa ku qabtay gudaha magaalada Baydhabo nin watay waxyaalaha qaraxa oo doonayay inuu is qarxiyo sida…
Taliyaha Ciidamada Nabad-Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa xilkii ka qaaday taliyihii NISA ee Gobolka Banaadir Ibrahim Macalin sida ay warbaahinta…
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka tirsanaa Xisbiyada Himilo Qaran iyo Gudoomiye ku xigeenkii Arimaha Siyaasada ee xisbiga UPD Xildhibaan…