Dagaalo xoogan ayaa xalay markale ciidamada la baxay dib xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Ceeleey oo qiyaas…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xame Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay weerarka ay kooxda Al-Shabaab ku laayeen…
Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka aroortii hore weerar dhabagal ah ka fulisay qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan oo dhaca bartamaha…
Degaanka Ceel-Cadde oo 60km dhinaca Galbeed kaxiga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan maanta ku dagaalameay Ciidamada maleeshiyaadka Macawiisleyda iyo Xubno…
Ra,iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo uu wehliyo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo kormeray Ciidamada Xoogga…
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno ayaa gaaray magaalada…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan ee goblka hiiraan. Madaxweynaha ayaa…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Degmada Matabaan Gobolka Hiiraan…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay garoon…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta qeybiyay gargaar raashin…
Dagaal beeleed u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa dib uga qarxay duleedka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Dagaalka oo ah…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan ka fuliyey Gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan Tuulada Kili-Jiido oo hoostagta degaanka Jannaale.…